#Xeer lagu dhaqo KHAAINUL WADANKA
Target:
Dhammaan muwaadiniinta Jamhuuriyadda Somaliland
Region:
Somaliland

Muwaadin saxeex si sharci tuugta innaga xakameeyaa uu dhakhso ugu soo baxo,

JAMHUURIYADDA SOMALILAND GUUL

Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, hadday tahay Gollaha Sharci Dejinta, iyo Waaxda Garsoorka, waxaanu ka codsanayna annagoo oo ka duulayna Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland Qaybtiisa Koowaad oo ka hadlaysa, TILMAANTA QARAN, MABAADI'DA GUUD & XORRIYAADKA ASAASIGA AH
QODOBKA 1AAD .
QARANKA JAMHUURIYADDA SOMALILAND faqraddiisa 2aad,Awoodda iyo karaamada Qaranimada waxa leh shacbiga; wuxuuna u adeegsanayaa si waafaqsan Dastuurka iyo xeerarka kale.

In dib u eegis, curin iyo sharci dabra oo qabta kuwa u adeegaya cadawga dalka iyo dadka Jamhuuriyadda Somaliland leeyihiin, muwaadiniinta xalaash ah ee Somaliland raali kama aha in sharaftooda, haybadooda iyo qabkooda ay ashkhaas hunguri wcdo ay ku tuntaan, qiimana ridaan, Somaliland ashkhaas waxba kama dhimi karaan, waxase meel ka dhac ah in sharafta iyo qabka ummadda dhuuni raacu hoos u dhigo,

GoPetition respects your privacy.

The Dib u eegis Xeerka isu socodka Muwaadiniinta Jamhuuriyadda Somaliland iyo Somalia petition to Dhammaan muwaadiniinta Jamhuuriyadda Somaliland was written by Jamhuuriyadda Somaliland and is in the category Civil Rights at GoPetition.